Diakonisches Werk Region Kassel - Goobta Shaqadda Diyaakooniga ee Kassel
Xafiiska La-talinta qaxootiga waxay
Latalinaysaa ayna caawinaysaa Dadka, sida
- Qofka hada dalbaday qaxootinimada ama dacwadaha Maxkamada ee xiga,
- Qofka haysta sharci degenaansho sida waafaqsan qodobka §§ 25.3, 25.4, 25.5 ee sharciga deganaanshaha,
- Qofka haysta celis (Duldung) ama
- Sababaha sharciyada gobolka ama Xeerarka ogolaanshaha joogista ee yurub sida sharciga deganaansha sida ku xu xusan qodobka 23.1, ama. 24.1,
- Dadka aan haysan sharci deganaansho,
- Dib uga noqoshada codsiga
Sidoo kale xubnaha (ehelka) qoyskooda. Sidoo
Kale Kaniisadaha iyo dadka wax caawiya ayaa
Nala soo xiriiri kara.
Anagu waxaan bixinaa talo iyo caawinaad ku saabsan sida:
- Magangelyo qaxootinimo-/Nidaamka Dublinka
- Sida Xaalada degenaanshaha ku saabsan
- Su’aalaha sharciga bulshada, Tusaale ahaan awooda waxqabadka sharciga magangalyo doonk
- Si aad u waydiisato Kaniisada magangelyada
- Marka la codsado dacwadaha kiiska adag
- Isku keenida qoyska
- Xaaladaha dhibaato ee ku dhaca shakhsi ahaan
- Ogolaanshaha inuu wax qabsan karo
Qaxootiga leh sharciga degenaanshaha sida ku xusan qodobka § 25.2 ee sharciga degenaanshaha waxay ka heli kartaa talo ku saabsan isu keenida Qoyska waxayna codsan karaa isdiiwaangalinta Maalgelinta qoyska ee Goobta shaqadda Diyaakooniga ee Gobolka Hessen (DW) iyo Goobta shaqadda Diyaakooniga ee Dawlada Jarmalka (DW).
Intaa waxaa dheer waxaanu xoog saarnaa baahida Qaxootiga ee kala duwan ee hawlaha isku xira.
Saacadaha iyo Waqtiga uu furan yahay Xafiiska
Kassel: Khamiista Saacada: 14: 00 – 16: 00
Wolfhagen: Arbacada:Saacada: 13: 00 - 15: 00
Balan dhigashana waad samaysan kartaa